Posts

Showing posts from May, 2020
Image
MURAAYADDII MAAN-GAABKU LAHAA EE MASAARTIISA JABISAY!! Waxaa murug iyo tiiraanyo ku noqotay maalin walba baaga muudada heysata. wuxuu dhawaan ka soo tagay shaqo mushaarkeeda aan manfac fiican laheyn."Alla maalmahaan maxuu jiif iyo jahwareer joogto ah i dilay" ayuu ku cataabayaa.ma isagaa gardaran mise shahaadada uu shan iyo tabanka bilood uu ku soo qaatay... Wuu isla gar leeyahay  sawabtoo ah wuxuu qiil ka dhiganayaa magaalada uu joogo  oo sannad walba sodomeeye kun ka soo qalin jabinayaan! wuxuuse ku faraxsanyahay saddexda bil oo shaqada uu ku helay shaatiga adeerkii. intaas oo dhan waxaa ugu daran sheekadii iyo shukaansigii uu shumeey shanta sano la waday uu soo af jaray.kadib markii ay weydiisatay shan doller isagoon hal shilin heynin QORAA :MARWAAN NUUR MUUDE