XEERARKA CILMIGA NAFTA
12ka XEER EE CILMIGA NAFTA 1:Xeerka Raaxada Nafta -Ka fogaw Meelaha iyo Dadka buuqa badan. 2:Xeerka Maskax badnaanta -Qofna ama meelna darajo aysan laheyn ha siin. 3:Xeerka Kaaftoonka -Wax kasta oo aad ka kaaftoonto maad khasaarin,Waxyaabaha qaar in aad faraha ka qaado waa BILLOW WANAAGSAN. 4:Xeerka Horumarinta Nafta -Naftaada xagga sare iyo Martabad fiican u baadh-baadh,Dabaqadda hoose waa buuq. 5:Xeerka Sugidda nafta -Sameyso xeerar iyo hab-dhaqan aad ku ilaaliso naftaada. 6:Xeerka heer-sarenimada -In aad hab cusub nolosha ku soo kordhisid oo dadka dhamina ay kugu daydaan waa heer-sarenimo. 7:Xeerka Caraynta -In aad dadka kaa waaweyn ee kaa mansab sareeyo boos ku dhex sameysato dadkuna ay kuu aqoonsadaan qof intisa ka weyn waa caraynta Filkaaga. 8:Xeerka Maamulidda Waqtiga -Noqo sida doonta,Mowjadaha iyo Dabeylaha dhexdooda Maskax iyo Aqoonba ku socoto ee aan bilaa jihada aheyn. 9:Xeerka iyo Yoolasha/Ahdaafta -Nolol bilaa hadaf ah,waa sida jidh bilaa naf ah,Garo wax kasta oo aad...