Posts

XEERARKA CILMIGA NAFTA

Image
12ka XEER EE CILMIGA NAFTA 1:Xeerka Raaxada Nafta -Ka fogaw Meelaha iyo Dadka buuqa badan. 2:Xeerka Maskax badnaanta -Qofna ama meelna darajo aysan laheyn ha siin. 3:Xeerka Kaaftoonka -Wax kasta oo aad ka kaaftoonto maad khasaarin,Waxyaabaha qaar in aad faraha ka qaado waa BILLOW WANAAGSAN. 4:Xeerka Horumarinta Nafta -Naftaada xagga sare iyo Martabad fiican u baadh-baadh,Dabaqadda hoose waa buuq. 5:Xeerka Sugidda nafta -Sameyso xeerar iyo hab-dhaqan aad ku ilaaliso naftaada. 6:Xeerka heer-sarenimada -In aad hab cusub nolosha ku soo kordhisid oo dadka dhamina ay kugu daydaan waa heer-sarenimo. 7:Xeerka Caraynta -In aad dadka kaa waaweyn ee kaa mansab sareeyo boos ku dhex sameysato dadkuna ay kuu aqoonsadaan qof intisa ka weyn waa caraynta Filkaaga. 8:Xeerka Maamulidda Waqtiga  -Noqo sida doonta,Mowjadaha iyo Dabeylaha dhexdooda Maskax iyo Aqoonba ku socoto ee aan bilaa jihada aheyn. 9:Xeerka iyo Yoolasha/Ahdaafta -Nolol bilaa hadaf ah,waa sida jidh bilaa naf ah,Garo wax kasta oo aad...
Image
MURAAYADDII MAAN-GAABKU LAHAA EE MASAARTIISA JABISAY!! Waxaa murug iyo tiiraanyo ku noqotay maalin walba baaga muudada heysata. wuxuu dhawaan ka soo tagay shaqo mushaarkeeda aan manfac fiican laheyn."Alla maalmahaan maxuu jiif iyo jahwareer joogto ah i dilay" ayuu ku cataabayaa.ma isagaa gardaran mise shahaadada uu shan iyo tabanka bilood uu ku soo qaatay... Wuu isla gar leeyahay  sawabtoo ah wuxuu qiil ka dhiganayaa magaalada uu joogo  oo sannad walba sodomeeye kun ka soo qalin jabinayaan! wuxuuse ku faraxsanyahay saddexda bil oo shaqada uu ku helay shaatiga adeerkii. intaas oo dhan waxaa ugu daran sheekadii iyo shukaansigii uu shumeey shanta sano la waday uu soo af jaray.kadib markii ay weydiisatay shan doller isagoon hal shilin heynin QORAA :MARWAAN NUUR MUUDE

Qaanuunka La dhaqanka dadka iyo Ganacsiga.

Image
Marka laga hadlayo Ganacsiga, Waxaa jira Qaanuun ama Sharci. 1:Qaanuunka koowaad: 》Marwalba waxaa saxan Macmiilka ama Qofka wax iibsanaya. 2: Qaanuunka labaad: 》Xittaa Haddii uu qaldanyahay Macmiilka,dib u akhri Qaanuunka koowaad.                                                                     Marka laga hadlayana La dhaqanka dadka waxaa jira Qaab loola dhaqmo. 1: mar walba in aad kula dhaqanto sida aad jeceshahay in laguugula dhaqmo. 2:Dabeecadaha dadka oo aad deristo / baarto shakhsi walbana aad dabeecaddiisa in ka barato. 3: Adiga oo wanaajiya habdhaqankaaga iyo qaabka dadka loo dhexgalo. 3: Inaad ogaato farqiga u dhexeeya dabeecaddaada iyo dabeecadaha dadka kale. 4:Inaad kula dhaqanto dadka daacadnimo iyo wanaag. 5:Xitaa haddii uu kaa qaldanyahay dib u akhri lambark...

Maqaal

Image
Dulqaadka iyo faa'iidada uu leeyahay. Waxaa qorey:Marwan Nor mude Dulqaadku waa waxa ugu adag ee la qeexo,hadana waa waxa ugu sahlan ee afka laga sheego.kumanaan qof oo adduunka ku nool ayaa sameeyay  isku day ah in ay u sameeyaan qeexid. Waxaa jiro erayo la micno ah ereyga Dulqaad waxaan ka mid ah: 》samir 》Adkaysi, 》Baarinimo, 》Hayinimo, 》Deganaanshi, 》Is-celin, Alle subxaanahu watcaalaa wuxuu yiri: Kuwa xaqa rumeeyoow sabra, oo sabarka ku tartama, oo heegan ahaada iyo kuwo adkeysi badan, xilka Alle idin saarayna dhowra aad liibaantaane”. Suurada aali Cimraan:Aayada 200. Wuxuu kaloo yiri Alle kor ahaayeٍ “Sabrayaasha waxaa la siin ujuuradooda xisaab la’aan.”Suuradda az-Zumar:Aayadda 10. Dulqaadkaaga maanta waa faa'iidadaada berito,waxaa hubaal ah qofka leh dulqaadka in uusan marnaba qasaarin. Dulqaadku wuxuu la mid yahay cashir aad maanta baratay kaas oo faa'iido ku leh noloshaada .haddaba aan badinno SAMIRKA iyo DULQAADKA si aan ugu noolaanno nolosh...