Qaanuunka La dhaqanka dadka iyo Ganacsiga.

Marka laga hadlayo Ganacsiga,
Waxaa jira Qaanuun ama Sharci.

1:Qaanuunka koowaad:

》Marwalba waxaa saxan Macmiilka ama Qofka wax iibsanaya.

2: Qaanuunka labaad:

》Xittaa Haddii uu qaldanyahay Macmiilka,dib u akhri Qaanuunka koowaad.
                                                                   
Marka laga hadlayana La dhaqanka dadka waxaa jira Qaab loola dhaqmo.

1: mar walba in aad kula dhaqanto sida aad jeceshahay in laguugula dhaqmo.

2:Dabeecadaha dadka oo aad deristo / baarto shakhsi walbana aad dabeecaddiisa in ka barato.

3: Adiga oo wanaajiya habdhaqankaaga iyo qaabka dadka loo dhexgalo.

3: Inaad ogaato farqiga u dhexeeya dabeecaddaada iyo dabeecadaha dadka kale.

4:Inaad kula dhaqanto dadka daacadnimo iyo wanaag.

5:Xitaa haddii uu kaa qaldanyahay dib u akhri lambarka koowaad ee dad la dhaqanka.

Marwan Nor Mude.

Wixii talo iyo toosinba ah iigu soo dir muudde11@gmail.com


MAHADSANID.

Comments

Popular posts from this blog

XEERARKA CILMIGA NAFTA

Maqaal